Iska horimaad culus oo ka dhacay degmada Mahadaay iyo faahfaahino ka soo baxaya

Iska horimaad culus ayaa maanta barqadii ka dhacay Suuqa xoolaha degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya in iska horimaadka uu yimid ka dib markii xoogag taabacsan Al-shabaab oo soo galay Suuqa ay dileen askari ilaalo ka ahaa canshuuro laga qaado dadka Suuqa ku ganacsada, iyagoo qorigii … Continue reading Iska horimaad culus oo ka dhacay degmada Mahadaay iyo faahfaahino ka soo baxaya